31 Falastiiniyiin ah oo lagu dilay duqeymo ka dhacay marinka Gaza
Nov 04 (Jowhar)-Saraakiisha caafimaadka Falastiin ayaa sheegay, in duqeymo ay ciidamada Isra’il Axaddii shalay ka fuliyeen Marinka Gaza lagu dilay 31 Falastiiniyiin ah.Ku dhawaad kala bar dadka la dilay ayaa ku sugnaa dhinaca waqooyi!--more-->…