Israel oo soo bandhigtay khasaaraha guud ee kasoo gaaray dagaalkii Iran

Jun 27 (Jowhar)Israel ayaa soo bandhigtay khasaaraha guud ee ka dhashay dagaalkii ay la gashay Iran, kaasoo socday mudo 12 cisho ah.

Bayaan kasoo baxay Wasaarada Caafimaadka ayaa lagu shaaciyay Jaantuska khasaaraha Nafeed iyo midka hantiyadeed ee ka dhashay dagaalka oo saameyn culus ku yeeshay gobolka Bariga Dhexe.

29 qof ayaa ku dhintay

3345 qof ayaa ku dhaawacmay

11070 qof ayaa hoy la’aan noqday

41,651 codsi oo lagu dalbanayo magdhow hantiyeed

18,861 wicitaan oo lagu codsanayo taageero nafsi ah (psychological support)

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More