Dowlada Federalka iyo Maamulka Somaliland oo ka dhex bilowday dagaal dhinaca magaca ah
Aug 24(Jowhar)-Qaar kamid ah Wasaaradaha dowlada federalka Soomaaliya ayaa bilaabay inay ka hor istaagaan shirkadaha shisheeye iyo kuwa maxaliga ah isticmaalka magaca Somaliland.Hay'ada Duulista Hawada ayaa dhawaan ku amartay shirkadaha!--more-->…