Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka dooday Xakamaynta Kiimikada Beeraha
Aug 10(Jowhar.com)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka,waxaana shir guddoominayay guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane…