Xasan Sheekh iyo Al-Sisi oo wadahadal ku yeeshay magaalada Qaahira
Jul 07 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga Al-calamayn, dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar Mudane Cabdifataax Al-Sisi.Labada Madaxweyne ayaa!--more-->…