Hoggaamiyayaasha mucaaradka oo kulan gaar ah la qaatay wakiikada beesha caalamka
Jun 02 (Jowhar) Hogaamiyaasha Mucaaradka ee ku mideysan Madasha samatabixinta Soomaaliya ayaa maanta wakiillada beesha caalamka ee Muqdisho ku sugan la yeeshay kulan looga hadlay xaaladda siyaasadda ee dalka.Kulanka ayaa daba socda!--more-->…