LATEST ARTICLES

Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay Sharciga Dhismaha Ciidamada Booliska

Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta ansixiyey Sharciga dhismaha ciidamada Booliska Galmudug. Wasaarada Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa dhowaan u gudbisay hindise sharciyeedka dhismaha...

Madaxweyne Trump oo xisaab bangi ku leh dalka Shiinaha

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa qirtey inuu leeyahay xisaab bangi oo ugaga furan bangi Shiinees ah sida ay daabacday jariirada New York Times. Akaawnkan ama...

Taliye Odowaa oo ka hadlay dagaalo ka dhacay gobolka Bay

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raagge ayaa sheegay in howlgalo ay ciidamada milatariga ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Bay ay...

Waddo casri ah oo laga hirgeliyay magaalada Muqdisho

Ku-simaha guddoomiyaha gobalka banaadir ahna guddoomiye ku xiggeenka maamulka iyo maaliyada Mudane Axmed Xasan iimaan ayaa xariga ka jaray wado 700 mitir ah oo...

Most Popular