Dhalinyaro askar qoraneysay oo qarax culus lagula eegtay magaalada Muqdisho
May 18 (Jowhar)Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay qarax noociisa Ismiidaamin lagu sheegay oo saaka lala eegtay dhalinyaro ku biireysay ciidanka Xoogga dalka.Goob joogayaal ayaa ku warramaya in ruux isku soo xiray walxaha qarxa uu!--more-->…