Joe Biden oo laga helay cudurka Kansarka Qanjirada
May 19 (Jowhar)-Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Joe Biden ayaa laga helay nooc halis ah oo ah kansarka qanjirka, kaas oo la sheegay inuu ku fidey lafahiisa.Biden oo 82jir ah, ayaa baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday heerka uu!--more-->…