Wasiir Fiqi oo wadahadal dhanka tilifoonka ah la yeeshay Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Jabuuti
Apr 02(Jowhar)Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa teleefoonka kula hadlay Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Jabuuti Danjire Cabdulqaadir Xuseen…