Cali Guudlaawe;”Wasiirka Howlaha Guud waxa uu xilka ku waayay Dayacaad shaqo”
Apr 28 (Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Hirshabelle ayaa sheegay in xilkiisa uu ku waayay Wasiirkii Wasaaradda Howlaha Guud iyo…