Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in bisha June ay qabaneyso doorasho iyo qof iyo cod ah
Mar 26(Jowhar)Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay bishan June ee nagu soo aadan qabanayso doorashooyin qof & cod ah, Degmooyinka Koonfurta & bartamaha dalka, sidaas waxaa sheegay gudoomiyaha guddiga lagu muransan yahay ee…