Muxuu salka ku hayaa khilaafka cusub ee ka dhex qarxay Masar iyo Soomaaliya?
Apr 29 (Jowhar) Waxaa soo ifbaxaya xiisad siyaasadeed oo u dhexeysa Soomaaliya iyo Masar, kaddib markii hakad ku yimid heshiiskii iskaashiga milatari ee labada dal kala saxiixdeen Agoosto 2024. Ilo-wareedyo xog-ogaal ah ayaa u sheegay…