Trump ayaa doonaya in ‘dhamaadka dhabta ah’ ee barnaamijka Nukliyeerka Iran
Jun 17 (Jowhar)- Iyadoo ciidamada Maraykanku ay 'isku diyaarinayaan inay ku biiraan dagaalka' Trump na uu ka soo baxo shirki G7.
G7 Tackles Israel-Iran Tensions Amid Trump’s Influence at Summit
Leaders from the Group of Seven, including U.S. President Donald Trump, are gearing up for discussions in Canada, addressing issues such as the escalating conflict between Iran and Israel.
Ukraine Reports 14 Fatalities from Russian Strike on Kyiv
According to Ukraine's interior minister, at least 14 individuals lost their lives and 44 were injured during a Russian attack on Kyiv overnight.
Wadamada G-7 oo war-murtiyeed kasoo saaray xaaladda Bariga Dhexe
Jun 17 (Jowhar)-Wadamada loo yaqaano G-7 oo shir uga socda magaalada Alberta ee dalka Canada ayaa soo saaray war-murtiyeed wada jir ah. Waxayna yiraahdeen.
Israeli Forces Reportedly Kill 41 Individuals in Gaza, According to Medics
Israeli gunfire and airstrikes have resulted in the deaths of at least 41 Palestinians across Gaza, according to local health authorities, including five individuals near two aid sites run by the US-supported Gaza Humanitarian Foundation…
Postponed Two-State Conference: What Are Its Potential Outcomes?
This week, the United Nations was set to host a significant high-level conference, co-chaired by France and Saudi Arabia, aimed at revitalizing the "two-state solution"—the long-standing international vision for Israel and Palestine to…
Iran waxa ay wacad ku martay in ay ‘duqayso’ Israel ilaa inta weeraradu ka joogsanayaan
Jun 16 (Jowhar)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araghchi ayaa Isniintii sheegay in ciidamada Iran ay "ku garaaci doonaan" Israa'iil ilaa ay ka joogsanayaan weerarada ka dhanka ah jamhuuriyadda Islaamiga ah.
Madaxweyne xasan: “albaabka wadatashiga iyo wadahadalka waa furan yahay”
Jun 16 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Madasha Wadatashiga Qaran oo looga arrinsanayo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan; adkaynta midnimada Qaranka, dhamaystirka…
Iran and Israel Engage in Escalating Air Conflict with Fatal Attacks
Today, Iran launched missiles targeting Israeli cities in response to Israeli strikes deep within the Islamic Republic, elevating Israel's death toll by 11 on the fourth day of a widening air conflict.
Soomaaliya oo dowladda Qatar kala hadashay taageerada dagaalka ka dhanka ah Shabaab
Jun 16 (Jowhar)-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta kulan rasmi ah kula qaatay magaalada Doha ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Gaashaandhigga…