Tirada dadka ku dhintey toogasho ka dhacday iskuul ku yaal Austria oo korotay
Jun 10(Jowhar)-Tirada dadka ku dhintey weerar ka dhacay iskuul ku yaal magaalada Graz ee dalka Austria ayaa gaartay 11 ruux iyadoo sidoo kale dhaawacuna uu ka badan yahay 20 ruux.Booliska ayaa sheegay in ninka hubeysan oo 21 sano jir!--more-->…