Trump oo u hawlgeliyay Ilaalada Qaranka Mudaaharaadyada Los Angeles
Jun 08 (Jowhar)-Maamulka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu diri doono 2,000 oo askari oo Ilaalada Qaranka ah iyadoo wakiilada federaalku ay isku dhaceen dibadbaxayaal ku sugnaa Los Angeles maalin labaad oo xiriir…