Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay xaalada Soomaali dil ku xukuman oo ku xiran Najran
Feb 24(Jowhar)-Wasiirka wasaaradda cadaaladda iyo Dastuurka dowladda Federalka Soomaaliya Xasan Macalin ayaa kulan la qaatay danjiraha boqortooyada Sucuudiga Axmed Bin Maxamed Al-muwalad, kaas oo looga hadlay xaaladihi u dambeeyay ee!--more-->…