Dowladda oo sheegtay iney 25 Shabaab ah ku dishay howlgal ka dhacay Sh.hoose
Jun 08 (Jowhar) Guutada Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal ka fuliyay tuulada Gaalware oo 4 km dhanka bari kaga beegan deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose.Sida dowladda ay sheegtay,!--more-->…