Guddoomiye kuxigeenka FEIT oo war ka soo saaray dhaarinta xildhibaanada
April 11 (Jowhar.com)- Guddoomiye kuxigeenka guddiga doorashooyinka heer federal Mowliid Mataan ayaa ka hadlay halka ay mareyso munaasbaada dhaarinta xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo lagu balansan yshay in 14-ka…