Mahad

915 POSTS0 COMMENTS
https://www.jowhar.com/

Qarax saaka ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahin ka soo baxaya

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax miino oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa...

Wararkii ugu dambeeyay shaqaaqadii ka dhacday Aqalka Congresska Maraykanka

Xaalada ayaa caadi ku soo laabatay Aqalka Congresska dalka Maraykanka kadib markii ay ciidamada ka saareen taageerayaashii Trump oo gudaha u galay Aqalka Congresska. Haweeney...

Taageerayaasha Trump oo xoog ku galay Aqalka Congresska

Wararka ka imanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in taageerayaasha Madaxweynaha Maraykanka Donald Tump ay xoog ku galeen gudaha Aqalka Congresska ee Capitol iyadoo halkaa...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo C/raxmaan C/shakuur

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Ra'iisul Wasaaraha iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa...

Wariye Axmed CabdiNuur oo ku geeriyooday magaalada London

Alle ha u Naxariistee waxaa magaalada London ee dalka ingiriiska ku geeriyooday Axmed Cabdi Nuur oo ka mid ahaa wariyayaashii ugu magac dheeraa ee...

Kulan looga hadlayay Amniga Hirshabeelle oo magaalada Jowhar lagu qabtay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee Amniga Hirshabelle oo lagu qabtay magaalada Jowhar. Shirka oo maanta ay kasoo...

Xisbiga Madaxweyne Biden oo qarka u saaran inuu la wareego Maamulka Aqalka Senatka

Xisbiga Dimuqraadiga ee dalka Maraykanka ayaa qarka u saaran in uu la wareego maamulka Senate iyadoo natiijada kuraastii ugu dambeysay goor dhow la filayo...

Maamulka Puntland oo qaatay mas’uuliyadda gabar ay ciidamadu dileen

Wararka ka imanaya magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu qaatay mas’uuliyadda gabar 15 sano jir ahayd oo...

Madaxweyne Farmaajo oo ogolaaday dadaaladii uu waday Madaxweyne Qoorqoor

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa aqbalay dadaaladii uu waday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo ergo ka ahaa Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, si loo...

Gaari uu lahaa Afhayeenka Booliska oo qarax miino lala beegsaday

Waxaa xalay wadada 21 October ee degmada Waaberi qarax miino lagula eegtay gaari uu lahaa Afhayeenka Ciidanka Booliska Sadiiq Aadan Cali, iyadoo hal qof...

TOP AUTHORS

1694 POSTS0 COMMENTS
915 POSTS0 COMMENTS

Most Read