Wasiir Haruuse;“Dawladdeennu waxay caalamka kula dhaqantaa siyaasad xasiloon”
Sep 17 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Abshir Huruuse ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka caalamiga ah ee ururka G77+China ee ka dhacay magaalada Havana ee dalka Cuba ka sheegay in dowlada Soomaaliya ay caalamka kula dhaqanto…