Gen. Cabdullaahi Buulle Kamey oo sheegay in lagu waayay NISA dilka Ikraan Tahliil
Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Gen Cabdullaahi Buule Kameey ayaa sheegay in hogaanka NISA lagu waayay wax caddayn ah oo muujinaya ku lug lahaanshaha Kiiska Ikraam Tahliil.