Saif al-Islam Gaddafi oo isu sharaxay xilka Madaxweynaha dalka Libya
Saif al-Islam Gaddafi, oo ah wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee Libya Mucamar Al-Qadaafi, ayaa isu diiwaangeliyay inuu noqdo musharaxa madaxweyne doorashada ka dhici doonta bisha December dalka Libya, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan…