Browsing Category
NEWS
NEWS
Maraykanka oo Xamaas ugu baaqay inay aqbalaan hindisaha cusub ee Israa’iil
April 30(Jowhar.com)-Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay Isniintii inuu ku rajo weyn yahay in Xamaas ay aqbasho, waxa uu ugu yeedhay, dalabka "deeqsinimada ah ee aan caadiga ahayn" ee Israa'iil, kaas oo ku…
Taliyaha Ciidamada Xoogga oo la kulmay Taliyaha Ciidamada gaarka ee Maraykanka
April 29 (Jowhar.com)- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta kulan gaar ah oo looga hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab la qaatay Taliyaha ciidamada gaarka ah ee Mareykanka Kornel…
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo la kulmay Wakiillo ka socda hay’adda FAO
April 29 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kulan la qaatay wakiillo ka socday Hay’adda Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobe ee (FAO).
Wafdi sare oo ka socday dowladda Mareykanka oo ka baaqday safar ay ku tagi lahaayeen Boosaaso
April 29 (Jowhar.com)-Wefti sare oo ka socda Dowladda Mareykanka oo ay hoggaaminayaan madaxda Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa maanta ka baaqday booqasho ay ku tegi lahaayeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Inkabadan 20 qof oo ku dhimatay doon ku degtay meel kudhow magaalada Gaarisa
April 29 (Jowhar.com)-Ku dhawaad 21 qof oo rakaab ah ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen kadib markii doonidii ay la socdeen ay ku degtay deegaanka Kona Punda oo ka tirsan degmada Madogo ee ismaamulka Tana River.
Israel oo 13 Falastiiniyiin ah ku dishay marinka Gaza
April 29 (Jowhar.com)-Saraakiisha caafimaadka ayaa Isniinta maanta ah sheegay, in ugu yaraan 13 Falastiiniyiin ah lagu dilay weerar cirka ah oo ay ciidamada Israil ku bartilmaameedsadeen saddex guri oo ku yaalla degmada Rafax ee Marinka…
Maxkamada ICC oo soo saaraysa Amar lagu soo xirayo Netanyahu
April 29 (Jowhar.com)-Maamulka Israel ayaa ka walaacsan in Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ay soo saarto amar lagu soo xirayo Ra'iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadiisa ka dib kiiskeeda…
Moscow oo lagu soo bandhigay hubkii Nato
April 29 (Jowhar.com)-Baabuur gaashaaman oo ay Britain laga qabsaday iyo taangiyada Maraykanka ayaa lagu soo bandhigay magaalada Moscow ka dib markii laga qabsaday ciidamada Ukraine, taasoo qayb ka ah bandhig cusub oo sheegaya in guusha…
Dowlada Soomaaliya oo cambaareysay qarax lagu diley shaqaale ka tirsan Hormuud
April 28 (Jowhar.com)-Dowlada Somaliya ayaa si kulul u cambaareysay qarax lagu dilay lix ka mid ah Shaqaalaha Shirkadda Hormuud oo ku sii jeeday xarunta ay ku leedahay shirkaddu Ceelasha Biyaha.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nariobi ee dalka Kenya
April 28 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu uga qayb-lgalo Shirka IDA21 ee Madaxweynayaasha Afrika iyo Bangiga Aduunka oo la qaban doono…
Shirkadda Hormuud oo ka hadashay Qarax ay ku dhinteen lix ka mid ah shaqaalaheeda
April 28 (Jowhar.com)-Shirkadda Isgaarsinta Hormuud ayaa sheegtay in lix ka mid ah shaqaalaha Shirkadda ay ku dhinteen qarax galabta lagula eegtay deegaanka Garasbaalley ee duleedka Muqdisho.
Booliska oo war kasoo saaray qaraxyo xalay ka dhacay Muqdisho
April 28 (Jowhar.com)-Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxyo xalay siyaabo kala duwan looga maqlay magaalada Muqdisho.
Muuse Biixi oo amray in la joojiyo dhismo uu Maayir Mooge ka waday Hargeysa
April 28 (Jowhar.com)-Madaxweyne Biixi, ayaa amray in la joojiyo dhismaha xarunta degmada 26 june oo dawladda hoose ee Hargeysa ka dhisay suuqa xisbiga.
Madaxweyne Xasan oo wadahadal gaar ah la yeeshay madaxweynaha Tanzania
April 27 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmiga ah ku jooga dalka Tanzania, ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Munaasabad ballaaran oo ka dhacday Aqalka Ikulu ee…
Inkabadan 100 Shabaab ah oo isu soo dhiibay DFS
April 27 (Jowhar.com)-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay sheegtay iney soo dhaweyneyso maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha ka soo baxaya safka Shabaab, iyagoo isku soo dhiibaya dowladda kaddib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…
Aadan Madoobe iyo Cabdi Xaashi oo ka qeyb galay shir ka dhacay Turkiga
April 27 (Jowhar.com)-Guddoomiyeyaasha labada aqal ee BFS oo marti qaad rasmi ah ka helay dowladda Turkiga ayaa maanta ka qeyb galay shirka 5-aad ee Baarlamaanka Al-Qudus oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha…