Koonfur Galbeed oo War Culus Ka Soo Saartay Weerarkii Lagu Beegsaday Booliska Gaarka Ah
Feb 14(Jowhar)Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa booqday dhaawacyada Booliska Gaarka ah ee Koonfur Galbeed, kuwaas oo lagu daweynayo Isbitaalka Xoogga Dalka, kaddib markii ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay…