Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise sharciyeedka dad dhigista iyo tirakoobka madaniga
May 05(Jowhar)-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga lixaad kulankiisa 10-aad, waxaana shir guddoominayay kusimaha guddoomiyaha Golaha…