Aadan Madoobe oo ka laabtay xanibaadii xildhibaanada ee fadhiyada baarlamaanka
May 03 (Jowhar) Guddoonka Baarlamaanka ayaa ka noqday waraaq ay dhawaan Fadhiyada Golaha kaga xanibeen Mudanayaal Baarlamaan oo ka biyadiidsanaa hoggaaminta Afhayeenka Golaha Shacabka.Ka laabashada ayaa timid kaddib culayso!--more-->…