Dowladda Suudaan oo u yeeetay safiirkeeda Kenya
Feb 21(Jowhar)Dowladda Suudaan ee ay taageerayaan militariga ayaa dib ugu yeertay safiirkeeda Kenya, iyada oo ka mudaaharaadaysa martigelinta Nairobi ee shirarka ay qabanayaan xoogagga mucaaradka ah ee la dagaallamaya, kuwaas oo doonaya…