Nin u dhashay Canada oo lagu xirey Hindiya isagoo watay Madax Yaxaas
Jan 10 (Jowhar)-Mas’uuliyiinta dalka Hindiya ayaa sheegay in ay garoonka diyaaradaha ee Delhi ku xireen nin Canadian ah oo boorsadiisa ku sitay dhafoor ama madax yaxaas.Ninkan oo 32 sano jir ah ayaa ku sugnaa garoonka Isniintii si uu u!--more-->…