Macwuusleyda Hiiraan oo weerar ku qaaday Shabaab ku dhuumaaleysanayay nawaaxiga Aboorey
Apr 23(Jowhar) Ciidamada Deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa xalay weerar culus ku qaaday xubno ka tirsan Shabaab oo ku dhuumaaleysanayey aagga deegaanka Aboorey ee gobolkaas.Howlgalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada difaaca deegaanka!--more-->…