Isra’il oo joojisay sahaydii cuntada iyo dawada ee galeysay magaalada marinka Gaza
Mar 03(Jowhar)Israa'iil ayaa qaar ka mid ah bulshada caalamka kala kulantay dhaleecayn ba'an, kaddib marki ay Axaddii shalay joojisay dhammaan sahaydi cuntada iyo dawada ee geleysay Marinka Gaza, isla markaana ka digtay cawaaqib dheeraadka…