Madaxa WHO Oo ka badbaday’ Israel oo Duqaysay Garoonka Diyaaradaha Yemen
Dec 27 (Jowhar)-Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa xaqiijiyay inuu bedqabayo, ka dib duqayn ay diyaaradaha Israel la beegsadeen garoonka diyaaradaha ee Sanca ee dalka Yemen, xilli…