Cadaanka Koofur Afrika oo si cad u diiday qorshaha Trump uu ku doonayo in loo raro Mareykanka
Feb 09(Jowhar)Kooxo matalo qaar ka mid ah caddaanka laga tirada badan yahay ee Koonfur Afrika ayaa Sabtidii ka jawaabay, qorshe uu madaxweyne Donald Trump ku doonayo in dadkaas dib u dajin qaxootinimo loogu soo raro dalkaan Mareykanka.!--more-->…