Shiinaha oo shaaciyay tirada dadka ku dhintay dhul gariirka ku dhuftay Gobolka Tibet
Jan 08 ( Jowhar) Gobolka Tibet ee dalka Shiinaya, waxaa wali socda howlaha gurmadka ee lagu samatabixinayo kumannaan qof oo wali ku go’doonsan deegaannada uu sida daran u saameeyay dhul garariir xoog leh oo halkaasi ka dhacay Talaadadi.!--more-->…