Madaxweyne Ruto oo sheegay inuu isu keenayo Xasan Sheekh iyo Abiye si loo xaliyo xiisadda Badda
Nov 30 ( Jowhar) Madaxweynaha Kenya, William Ruto oo maanta la wareegay shir -guddoonka ururka bulshada Bariga Afrika ayaa khudbadiisa ku soo daray in hoggaamiyayaasha Soomaaliya, Itoobiya, Kenya iyo Uganda ay yeelan doonaan kulan xal…