Buuq ka taagan Laascaanood iyo shirkii loo balansanaa oo aan wali furmin
Jul 10 (Jowhar)-Shirka Dhammaysirka Maamulka SSCKhaatumo oo maanta loo balansanaa ayaan weli furmin, iyada oo ay siyaasiyiinta mucaaridka ah oo ay hor-kacayaan musharrixiinta Madaxweynaha SSCKhaatumo ay sameeyeen is-hortaag hannaanka ay…