Deni oo si adag uga falceliyay talaabo ay qaaday dowladda Soomaaliya
Okt 26 (Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Deni oo ka hadlayay khariirada ay sii deysay dawladda Faderaalka ayaa ku sifeeyey ficilada MAP-ka la baahiyey ee katimid DFS in ay muujinayso, hurinta colaado iyo dhiilo cusub, gaar…