Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay Ajendaha iyo cida ka qeyb galeysa shirka madaxweynaha Iclaamiyay
May 26 (Jowhar) Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilowday latashiyo ballaaran oo lala yeelanayo qaybaha kala duwan ee bulshada oo ay ku jiraan ururrada siyaasadda, kuwaas oo looga arinsanayo ka qaybgalka shirka qaran ee uu ku baaqay…