Masar oo war rasmi ah kasoo saartay hubka ay ku wareejisay dowladda Soomaaliya
Sep 24 (Jowhar) Dawladda Masar ayaa markii u horeysay si rasmi ah uga hadashay hubka ay geysay Soomaaliya, kaasoo dajintiisa ay ka socoto dekeda weyn ee magaalada Muqdisho.Masar waxay sheegtay inuu deeq ahaa hubkan uguna talogaleen la!--more-->…