Diyaarad rakaab ah oo ay saarnaayeen 242 ruux oo ku burburtay dalka Hindiya
Jun 12 (Jowhar)-Diyaarad ay leedahay shirkadda Air India oo ku sii jeeday magaalada London ee dalka Ingiriiska ayna saarnaayeen 242 qof ayaa ku burburtay wax yar ka dib markii ay ka kacday magaalada Ahmedabad ee galbeedka Hindiya.!--more-->…