Wafdi heer sare ah oo ka socday FIFA iyo CAF oo soo gaaray Muqdisho
May 26 (Jowhar) Garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa goordhow kasoo dagtay diyaarad siday Halyeeyada Ciyaaraha Qaarada Afrika ee kala ah; Samuel Eto’o, Emmanuel Adebayor iyo Jay-Jay Okocha.Ciyaartoydan hore oo!--more-->…