Shariif Sheekh Axmed oo furay Shirka mucaaradka uga socda magaalada Miqdisho
May 28 (Jowhar) Madaxweynihii 7-aad ee Soomaaliya Shariif Shekeh Axmed ayaa goordhow hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ka furay shir ay leeyihiin xubnaha mucaaradka ah, kaasoo looga hadlayo doorashada dalka, Dastuurka iyo Amniga.!--more-->…