XOG: Isku shaandheyn lagu sameynayo xubno kamid ah golaha wasiirada Soomaaliya
Apr 22(Jowhar)-Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada ayaa sheegaya in isku shaandheyntan oo ah mid kooban ay saameyn doonto dhowr Wasaaradood.Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Macalin Fiqi (Kabiirka) ayaa la filayaa in loo wareejiyo xilka!--more-->…