Cali Guudlaawe“Hirshabeelle waxa ay reebi doontaa taariikh badbaado u ah Soomaalida”
May 19 (Jowhar) -Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen “Cali Guudlaawe” ayaa kormeeray qaar ka mid ah furimaha ay ku sugan yihiin ciidamada qalabka-sida iyo kuwa deegaanka,isagoo ammaan iyo dhiirigelinba u muujiyay.!--more-->…