Xasan Sheekh;”Waxaan gogol u fidinayaa Siyaasiyiinta iyo hogaamiyaasha bulshada”
Mar 29(Jowhar)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay Munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa ku dhawaaqay inuu gogol u fidinayo Hoggaamiyeyaasha Siyaasadda iyo kuwa Bulshada, si aragtidooda iyo dadaalkooda qeyb uga noqdo dagaalka…