Khasaare xooggan oo Shabaab lagu gaarsiiyay dagaalo ka dhacay degmada Al-kowsar iyo nawaaxigeeda
Feb 25(Jowhar)Wararka laga helayo deegaanada dhanka waqooyi bari ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in khasaare lixaad leh lagu gaarsiiyay Argagixisada Shabaa dagaalo culus oo ka dhacay degmada Al-kowsar iyo nawaaxigeeda.!--more-->…