Bandow lagu soo rogay magaalada Los Angeles
Jun 11(Jowhar) Qaybo ka mid ah magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka oo shantii maalmood ee la soo dahaafay marti u noqotay dibadbaxyo rabshada wata oo ay dhigayaan dad ka soo horjeeda siyaasadaha socdaalka ee Madaxweyne Donald Trump…