NISA oo sheegtay in duqeyn lagu burburiyay buundo ay isticmaalayaan Alshabaab
May 09 ( Jowhar)- Qoraal ka soo baxay Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in duqeyn lagu burburiyay buundo macmal ahayd oo ay Alshabaab ka dhisteen wabiga Shabelle.Warkan ayaa lagu sheegay in!--more-->…