Aadan Madoobe oo xubinimadii baarlamaanka ka qaaday xildhibaan Abiib
Mar 15(Jowhar)Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo tixraacaysa liiska xaadirinta Habdhowraha Golaha ayaa lagu sheegay in Kursiga tirsigiisu yahay 201 oo uu ku fadhiyay Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib inuu…