Golaha Wasiirada oo ansixiyay is-afgarad ku saabsan Bartoolka iyo Gaaska oo lala galay Azerbaijan
Mar 13(Jowhar)Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada, ayaa looga hadlay xaaladda amniga guud ee dalka, dardargalinta howlgallada…